Caqabado hor taagan Caleemo Saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug

Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaan wali loo caleemo saarin xilka Madaxweynaha Galmudug oo 2-dii bishan Febraayo loogu doortay magaalada Dhuusomareeb. Qoor Qoor ayaa howlihiisa shaqo ka wada magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug, warar aan helnay ayaana sheegaya in caqabado dhoor ah ku horgudban yihiin in Madaxweynaha la caleemo … Continue reading Caqabado hor taagan Caleemo Saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug